Suldaan Abuukar: “Beesha Habar-idinle ma Metelo Nabadoonka ugu jira 135-ta oday ”

Suldaan Abuukar Socdaal Abtidoon oo ka mid ah odayaasha dhaqanka beesha Murusade ayaa ka hadlay arrimaha maamul u sameynta Galmudug ee ka socda magaalada Dhuusamareeb iyo fara gelin uu sheegay in lagu hayo qaab socodka dhismaha maamulkaas. Isagoo ka hadlayey shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa Suldaan Abuukar Socdaal Abtidoon waxaa uu … Continue reading Suldaan Abuukar: “Beesha Habar-idinle ma Metelo Nabadoonka ugu jira 135-ta oday ”